Golaha wasiirada dowladda Soomaaliya oo Shirkoodii Caadiga ahaa su’aalo lagu weydiiyay Taliyeyaasha Boliiska iyo Nabadsugida.

Golaha_Wasiirada.jpg1Golaha wasiirrada xukuumadda Somalia oo maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa uuna shir-guddoominayay  ra’iisul wasaare Saacid ayaa su’aalo la xiriira ammaanka lagu weydiiyay taliyeyaasha booliiska iyo nabadsugidda Soomaaliya. Continue reading

Qaraxyo Saakay ka dhacay Waddada Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho…..

Wadada Maka Al-MukarramaWaxaa Saakay laba Qarax ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdihso, kuwaas oo lagu xiray laba ka mid ah baallayaasha korontada ku shaqeeysa Cadceeda. Continue reading

Madaxda Wadamada ay Soomaaliya ka joogaan ciidamada Nabad Ilaalinta oo Ku kulmaayo Magaalada Kampala.

daily monitor.jpg1Wargeyska daily Monitor ee kasoo baxa wadanka Uganda ayaa lagu qoray in madaxda lix dal ee ciidamadoodu jooga dalka Soomaaliya ayaa loogu baaqay in isugu yimadan magaalada Kampala ee casimada wadanka Uganda Continue reading

%d bloggers like this: