MARYAN MURSAL SHEEKO QOSOL BADAN OO 4.5 AH KASHEEKEYSAY CIIDA SNTV .

MARYAN MURSAL SHEEKO

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Qorshe lagu nidaaminayo Habka Bixinta Baasaboorada Soomaaliya.

Madaxweyne XasanMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in ay dowladdu bilowday qorsheyaal ay ku sugeyso qaadashada baasaboorka Soomaaliga kuwaasi oo kasoo bilaabanaya Dowladda Hoose. Continue reading

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Dalka Sacuudiga.

Ra'iisal-waasaraha SoomaaliyaRa’isal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya  Mudane Cabdi faarax Shirdoon Saacid iyo Wafdi oo Hogaaminayo  ayaa goor dhoweyd  gaaray magaalada Jidah ee Dalka Sucuudiga kadib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay boqortooyadda Dalkaas. Continue reading

Bannaanbax looga soo horjeedo heshiiskii Addis Ababa oo saaka ka billowday degmada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay

Baydhabo3Bannaanbax looga soo horjeedo heshiiskii Addis Ababa ay dowladda Soomaaliya kula geshay Maamulkii Jubbaland ayaa saakay ka bilowday degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo waxgarad kasoo jeeda degmadaas ay maalin kahor sheegeen inay xiriirka u jareen dowladda Soomaaliya. Continue reading

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo u dhoofay dalka Sucuudiga Carabiya.

Ra'iisul_Wasaare_SaacidRa’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi  Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gellinkii dambe ee maanta ka dhoofay Muqdisho, iyagoo u dhoofay dalka Sucuudiga Carabiya, halkaas oo la sheegay inuu u tagay cimro iyo ka qayb-galka shir aan faahfaahin laga bixin oo ka dhacayay magaalada Riyadh ee xarunta dalkaas. Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka hadlay Waxqabadka Dowlada Muddadii Sanadka aheyd ee ay Jirtay.

Madaxweyne Xasan.jpg6Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa mudane Xasan Sheekh maxamuud ayaa maanta marti u ahaa barnaamijka kulanka Todobaadka ee sida tooska ah uga baxaya  Radio Muqdisho Iyo Tefeshinka Qaranka  ayaa ka hadlay waxqabadka dowladda muddadii sanadka aheyd ee la soo dhaafay. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA OO DHAMEYSTIRAN Continue reading

Ciidamada Nabad-sugidda Soomaaliya oo Gacanta Ku Soo dhigay Maleeshiyaad Isugu Jira Al-Shabaab iyo Ajnabi

Howlgal-BooliisCiidamada ammaanka ee dowlada ayaa howlgal ay xalay ka sameeyeen magaalada Muqdisho waxa ay ku soo qabqabteen maleeshiyaad farabadan oo ka tirsan Alqaacidda oo ay ku jiraan horjoogayaal. Continue reading

%d bloggers like this: