Posted on July 30, 2013 by SomaliSwiss
Afhayeenka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay ilaaliyaan xarunta ha’yadha Turkiga ay ku leeyihiin Muqdisho iyo weliba kuwa kale ee caalamiga ah, si aan weerarro is-miidaamin ah loogu geysan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Afhayeenka AMISOM oo sheegtay in Ciidamadooda ay diyaar u yihiin sugidda ammaanka Hay’adaha Caalamka ee ku sugan Muqdisho, gaar ahaa kuwa n Turkiga.
Posted on July 30, 2013 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Turkiga Cemil Çiçek ayaa cambaareeyay weerarkii lagu qaaday safaaradooda magaalada Muqdisho isagoo booqday qaar kamid ah dhaawacyadii laga keenay magaalada Muqdisho oo lagu daawaynayo isbitaal ku yaalla magaalada caasimada ah ee Ankara. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Turkiga oo ku eedeeyay weerarkii Muqdisho inay geysteen koox aan ku faraxsanayn hawlaha Turkigu ka wado Soomaaliya.
Posted on July 30, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Mas’uuliyiinta Warbaahinta Dalka ka codsaday inay ka qeyb qaataan sugidda amniga dalkooda , wuxuuna u sheegay in ammaanka dalka si buuxda loo adkaynayo, sidoo kale Madaxweynuhu wuxuu soo hadal qaaday sida Dowladiisa ay wax kaga qabanayso amniga dalka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh oo Mas’uuliyiinta Warbaahinta Dalka ka codsaday inay ka qeyb qaataan sugidda amniga dalkooda.
Posted on July 30, 2013 by SomaliSwiss
Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ayaa sheegey in ay ka go’antahay taageeridda dadaallada nabadaynta iyo dib u dhiska Soomaaliya ayagoo dhanka kalena ay sheegtay in weerarada argagixiso ee ay geysanayaan kooxda Al-shabaab aysan qalqal gelin doonin dadaallada ka socda dalka Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Golaha Ammaanka Q.M. oo Shaaciyey in Weerarada Argagixisada Soomaaliya aysan hakad Gelin doonin dadaallada nabadeynta dalka Soomaaliya.
Posted on July 30, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa Hay’adda Ururka bisha Cas ee dalka Turkiga ay gaarsiisay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, deeq raashin ah, waxaana gargaarkas lagu geeyey 10 baabuur oo kuwa xamuulka ah, raashiinkaas oo laga qaaday  magaalada Muqdisho ayaa waxaa si nabad ah lagu gaarsiyey magaalada Baydhabo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Hay’adda Ururka Bisha Cas ee dalka Turkiga oo Gargaar geysay Degmada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay .
You must be logged in to post a comment.