Shaqaalihii Turkiga qaraxa lagula beegsaday magaalada Muqdisho oo ku dhaawacoodii la geeyay magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

Diyaarad gaar ahDiyaarad gaar ah oo siday dhaawacyada Sadex ruux oo u dhashay wadanka Turkiga oo ku dhaawacmay qarax dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay maanta ka degtay magaalada Ankara. Continue reading

Ra’Iisul-wasaare Cabdi Faarax Shirdoon oo ku dhawaaqay in goor dhow Dalka oo dhan laga ciribtiri doono kooxda Nabad-diidka ah ee Al-Shabaab.

madaxtooyada-soomaaliyaWar ka soo baxay  Xafiiska Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ‘’Saacid’’ ayaa lagu sheegay  in Xukuumadiisu oo kaashaneysa beesha caalamka ay qaadi doonto qorshayaal lagu soo afjarayo wax loogu yeeray haraadigii kooxda Al-Shabaab si meesha looga saaro falalka argagixisanimo.ee iskugu jira ismiidaaminta, dilalka qorsheynsan iyo dhaca shacbiga loo geysanaya. Continue reading

Dowladda Mareykanka oo Cambaareeyay dilalka loo geysanayo Taageerayaasha Mursi iyo Mudaaraadyo weli ka socda dalkaas.

Egipt Protest.jpg1Dowladda Mareykanka ayaa cambaareyn adag dusha uga tuurtay dilalka loo geysanayo taageerayaasha madaxweynihii Masar ee xukunka laga tuuray, Maxamed Mursi, iyadoo ku tilmaantay inay ka mid tahay xadgudubyada lagula kaco shacabka. Continue reading

%d bloggers like this: