Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Somalia oo Maanta hortagay Baarlamaanka, lana weydiyey su’aalo dhowr ah.

wasiirka gudahaWasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka dowladda Soomaaliya, Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta hortagay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo su’aalo kala duwan laga weydiiyay falalkii ammaan-darro ee ka dhacayay xilliyadii ugu dambeeyay gobolka Shabeellada Hoose. Continue reading

Ra’iisul wasaaraha Turkiga oo ka hadlay weerarkii Xarakada Al-shabaab ay ku qaaday safaaradooda Muqdisho.

Recep Tayyip ErdoganRa’iisul wasaaraha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ka hadlay qaraxii maalintii shalay ahayd lala beegsaday safaaradooda magaalada Muqdisho, wuxuuna Erdoganku tilmaamay  Al-shabaab inay muslimnimo sheeganayaan haddana ay weerarayaan kuwa walaalahooda caawinaya. Continue reading

Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo kulan looga Hadlay Ammaanka la qaatay Saraakiil iyo Gudoomiyeyaasha Degmooyinka G/Banaadir.

Kulan isimadaRa’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa kulan deg degga ah oo looga hadlayay ammaanka Muqdisho la yeeshay taliyeyaasha ciidamada dowladda, taliye xigeennada, guddoomiye-yaasha degmooyinka gobolka Banaadir, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda. Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Cambaareeyay Qaraxii Argagixiso Ee Lala Beegsaday Muwaadiniinta Turkiga.

Madaxweyne Xasan.jpg5War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu cambaareeyay weerarkii fulaynimada ahaa oo lagu beegsaday  xarun ay ku sugnaayeen shaqaalaha Turkiga ee magaalada Muqdisho. Continue reading

Xarakada Al-shabaab oo ku goodisay inay kordhin doonto weerarada kale ay la beegsanayso Shaqaalaha Turkiga ee jooga dalka Soomaaliya.

afhayeenka al-shabaab Sh. cali dheereAfhayeenka Xarakada Al-shabaab ayaa ku hanjabtay inay kordhin doonto weerarrada ay la beegsanayso shaqaalaha Turkiga ah ee ku sugan magaalada Muqdisho, iyagoo sheegay inay Turkigu qayb ka ahaayeen duullaanno lagu qaaday dalal muslimiin ah oo caalamka ku yaalla. Continue reading

Dowladda Turkiga oo Sheegtay in Weerarkii shalay uusan hakad gelin doonin Mashaariicdii ay Ka wadda Soomaaliya.

Ahmet DavutogluWar ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Xukuumadda dalka Turkiga ayaa lagu sheegay in weerarkii shalay uusan hakad  gelindoonin howliihii ay ka wadeen magaalada Muqdisho. Continue reading

%d bloggers like this: