Hay’adda Xuquuqda Aadanaha (H R W) oo Warbixin cusub ku saartay tacadiyada loo gaysto Qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool dalka Kenya.

xerada-dhadhaab.Sida ay Hay’adda Xuquuqda Aadanaha (H R W)  warbixinteeda ku sheegtay in  Maxkamadda Sare ee Kenya ay 26-ka July, 2013, burisay qorshe ay dowladda uga saaraysay 55,000 oo u badan qaxooti Soomaali ah caasimadda Nairobi iyo magaalooyin kale. Dadkaa ayaa waxaa la geyn lahaa xeryaha qaxootiga, Human Rights Watch Continue reading

Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho oo Saakay Ka Dhacay Qarax Loo adeegsaday Gaari .

???????????????????????????????Waxaa Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho  Saakay Ka Dhacay Qarax Loo adeegsaday gaari, Qaraxaas  ayaa la sheegay inuu ahaa mid aad u xoog badan oo laga soo buuxiyey walxaha Qarxa. Continue reading

Maxkamadda ciidamada qalabka sidda oo ku fulisay dil toogasho ah Afar askari oo ka Tisranaa Ciidamada Dowladda.

Xukun Dil_AskariMaxkamadda Ciidamada qalabka sidda ee dowaldda Soomaaliya ayaa saakay ku fulisay dil toogasho ah afar askari oo ka tirsan ciidamada dolwadda Soomaaliya, kuwaasoo horay u geystay dilal. Continue reading

Golaha Wasiirrada dowladda Soomaaliya oo Isku Shaandheyn lagu Sameynayo waxna lagu kordhin doono.

madaxtooyadaWararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in la filayo  in 24-ka saac ee soo socda gudahood lagu dhawaaqo isku shaandheyn lagu sameeyay golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya, iyadoo la kordhin doono golaha wasaaradaha oo haatan ay tiradoodu tahay toban wasaaradood. Continue reading

%d bloggers like this: