Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo Shaaciyay in Lacagta bankiga soo gasha ay ka soo xaroorto Dekedda iyo Garoonka.

G. Bankiga CabdisalaamGuddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya, C/salaam Cumar Hadliye ayaa maanta oo Jimco ah sheegay in dhaqaalaha soo gala bangiga uu yahay midka kasoo xarooda ilaha dhaqaaha dalka sida dekedda iyo garoonka diyaaradaha. Continue reading

Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo Heegankii ugu sareeyay la geliyey iyo Al-Shabaab oo sheegtay weeraro gaysanayso.

Ciidamada SiraliyonWar naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay Wadooyinka Magaalada Caasimadda lagu daadiyay ciidamo aad u fara badan, kuwaasi oo ilaa saakay ku sugan goobihii la dhigay ciidankaasi xalay, iyadoo ciidamadaan ujeedkoodu yahay adkaynta ammaanka Magaalada Muqdisho. Continue reading

Xarakada Al-shabaab oo xalay Weerarro ka fuliyay Deegaanno kala duwan oo ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose

alqaedas somali wing alshabaabXarakada  Al-shabaab ayaa xalay weerarro ka fuliyay qeybo ka tirsan gobolka J/hoose oo ay ku sugan yihiin ciidamada dowladda Soomaaliya, kuwa Raaskaambooni iyo ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM. Continue reading

%d bloggers like this: