Golaha ammaanka ee qaramada midoobay oo cambaareeyay jabinta cunaqabataynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea.

UNGolaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa cambaareeyay jabinta cunaqabataynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea, iyadoo la sheegay in labada waddanba uu hubku ku sii qulqulayo. Continue reading

Xarakada Al-shabaab oo shaaca ka qaaday in Bishan Ramadaan ay qaadday in ka badan Boqol Weerar.

Al-ShabaabXarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in tan iyo markii ay curatay bishan Ramadaan ay ciidamada dowladda iyo kuwa ay gacanta ka helaan ee AMISOM la beegsadeen in ka badan boqol weerar oo ay ku jiraan kuwo is-miidaamin ah oo khasaare nafeed geystay. Continue reading

Wasiiru dowladaha Arimaha dibadda Soomaaliya oo la kulmay wasiirka Arimaha Dibadda dalka Sudan.

Wasiru_Dowladaha SomaliaWasiiru dowladaha wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya Dr. Max’ed Nuur Gacal ayaa la kulmay wasiirka arimaha dibadda dalka Sudan Dr. Cali Axmed Kerti, waxaana sidoo kale kulanka labada masuul goob joog ka ahaa safiirka Soomaaliya u fadhiya dalkaasi Sudan Max’ed C/laahi Ugaas Faarax. Continue reading

Dhismaha Masjidka Jaamaca ee magaalada Baardheere oo howshiisa Si rasmi ah u billaabatay.

Masjid_Bardhere.jpg1Waxaa  gudaha magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo  ka billaabmay  Howlo   isugu jira balaarin iyo dumin, islamarkaasna dib u dhis lagu sameynayo Masjidka Jaamaca ee Khadiimiga ahaa ee ku yaala bartamaha magaalada Baardheere oo dhisnaa mudo ka badan ilaa 320-sano oo ahayd xilligii Baardheere la degay, iyadoo ujeedada dhismaha Masjidkuna ay tahay Balaarin. Continue reading

%d bloggers like this: