Posted on July 24, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qaybgalay shir beesha caalamka ku yeesheen maanta Muqdisho kaasoo looga hadlayay shirka 16-ka September ka dhici doona magaalada Brussels ee looga halayo arrimaha Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh oo maanta ka qaybgalay shir beesha caalamka ku yeesheen magaalada Muqdisho…..
Posted on July 24, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta ku wareejiyay, Nick Westcott oo ah agaasimaha Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Afrika waraaqihii dhul bixinta si Midowga Yurub ay xafiisyadooda ugu soo raraan gudaha Soomaaliya ayna si rasmi ah uga howlgalaan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya oo Ku Wareejiyay Ururka Midowga Yurub Dhul ay ka dhistaan Xafiisyadii ay ku shaqeyn lahaayeen.
Posted on July 24, 2013 by SomaliSwiss
Qarax xooggan ayaa Saakay barqadnimadii ka dhacay degmada Xamar-weyne ee gobolka Banaadir, kasoo ka dhashay gaari ay wateen xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo aysan jirin wax dhibaato ah oo xildhibaannada kasoo gaaray qaraxaas. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho oo Saakay barqadii ka dhacay qarax lala beegsaday Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.
Posted on July 24, 2013 by SomaliSwiss
 Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, danjire Nicholas Kay ayaa sheegay in awooddii Al-shabaab hoos loo dhigay, balse ay weli tahay khatar muuqata oo Somalia ka jirta
Sida la wada ogsoon yahay Nicholas Kay ayaa wuxuu bishii lasoo dhaafay la wareegay xilka Qarmada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay guulo waaweyn ka gaareen dagaalkii ay la galeen kooxda Al-shabaab oo uu ku tilmaamay koox xag-jir ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dnjire Nicholaas Kay oo sheegay in Awooddii Al-shabaab hoos loo dhigay, balse weli kooxdaas waxay khatar ku tahay amniga Soomaaliya.
Posted on July 24, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay kulan kula yeeshay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in muddadii ay jirtay dowladda ay diyaarisay ciidammo gaaraya 5,000 oo askari oo loogu talogalay sugidda ammaanka dalka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan sheikh oo sheegay in muddadii ay jirtay Dowladda ay diyaarisay kumannaan ciidammo ah.
You must be logged in to post a comment.