Posted on July 20, 2013 by SomaliSwiss
Xildhibannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xaruntooda Muqdisho waxay ku ansixiyeen heshiis dhinaca milateriga ah oo dhexmaray dalalka Soomaaliya iyo Turkiga, taasoo dowladda Turkiga ay ku dhisayso xarumaha ciidamada Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhiabannada Baarlamaanka Somalia oo Maanta Ansixiyay heshiis Milateri oo ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Turkiga
Posted on July 20, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan muddo saacado ah qaatay la yeeshay saraakiisha ciidamada xoogga dalka, isagoo kala hadlay sidii ammaanka loo xoojin lahaa. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan saacado qaatay la yeeshay saraakiisha Milateriga, kalana hadlay Ammaanka.
Posted on July 20, 2013 by SomaliSwiss
Hay’adda dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF oo ka mid ah hay’adaha ka howlgala xeryaha dhadhaab ee Kenya ayaa ugu baaqay xukuumadda Nairobi inay dib u dhigto qorshaha dib loogu celinayo qoxootiga Somaaliyeed ee ku jira xeryahaas. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Hay’adda MSF oo Kenya ka codsatay in dib loo dhigo Qorshaha lagu daabulaya Qoxootiga Soomaalida….
Posted on July 20, 2013 by SomaliSwiss
Sida la wada ogsoon yahay waxaa ayaamahanba ay hay’ado Caalami ah ay ka walaacsanaayeen sharciga cusub ee la xiriira Saxaafadda ayaa haddana waxaa taas ku soo biirtay Qaramada Midoobay oo walaaca xooggan ka muujiyay sharciga qabyada ah ee saxaafadda Soomaaliya oo ay dhawaan ansixiyeen golaha wasiirrada Soomaaliya, Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qaramada Midoobay oo ka Walaacsan sharciga Saxaafadda ee dhawaan ay soo gudbiyay Xukuumadda Soomaaliya, Golaha Barmaanka.
You must be logged in to post a comment.