Posted on July 19, 2013 by SomaliSwiss
Gudoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa Codsi u diray Qaramada Midoobay si Bankigu loogu Sameeyo baritaan madax-banan, si loo xaqiijiyo warbixintii ay soo jeediyeen kooxda QM ee dabagalka arimaha Somalia iyo Eretria ay Bankiga ku eedeyen in lacag sharci dara ah laga baxay Bankiga. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Bankiga dhexe ee Soomaaliya oo QM ka Codsaday in baritaan madax banaan lagu sameeyo lacagta la shegay in Bankiga lagala baxay.
Posted on July 19, 2013 by SomaliSwiss
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay eedeymo gudiga kormeerka QM u qaabilsan cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya iyo Eritrea, taasoo ah in malaayiin lacag ah lagu bixyay doorashadii madaxtinimada ee ka dhacday magaalada Muqdisho uuna ku guukeystay madaxweynaha hada talada haaya ee Xasan Sheekh Maxamuud. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Federaalka Soomaaliya oo beenisay eedeynta Gudiga kormeerka QM u qaabilsan cuna-qabateynta hubka Soomaaliya iyo Eritrea.
Posted on July 19, 2013 by SomaliSwiss
Dowladda Federaalka Ethiopia ayaa faahfaahin ka bixisay ka bixitaanka ciidamada Ethiopia ee magaalada Baydhabo, iyadoo ku caddeysay iney sii wadi doonto la dagaalanka argagixisada Shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasaaradda arrimaha dibada ee Ethiopia oo faahfaahin ka bixisay ka bixitaanka ciidamada Ethiopia ee magaalada Baydhabo,
You must be logged in to post a comment.