Posted on July 18, 2013 by SomaliSwiss
Golaha wasiirrada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay maanta oo khamiis ah soo dhaweeyeen heshiiskii ay guddiyadii ka socday Soomaaliya iyo Somailand ay ku kala saxiixdeen toddobaadkii hore magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul wasaare Saacid: “Heshiiska Istanbuul waa talaabo loo qaaday dhanka dib u heshiisiinta iyo midnimada Ummadda Soomaaliyeed.â€
Posted on July 18, 2013 by SomaliSwiss
Â
Magaalada Kismaayo waxaa maanta gaaray wafdi ka socday hay’adaha qaramada midoobay u qaabilsan arimaha bini‘aadaminada, iyadoona wafdigu uu booqday qeybo ka tirsan magaalada Kismaayo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdiga uu horkacayay u qeybsanaha arrimaha bini‘aadaminada Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya oo booqday Kismaayo.
Posted on July 18, 2013 by SomaliSwiss
Ururka isku-tagga suxufiyiinta caalamka ee IFJ ayaa muujisay walaaca ay ka qabto sharciga saxaafadda ee dhawaan ay soo gudbisay xukuumadda Soomaaliya, iyadoo sheegtay in sharcigan uu meel kaga dhacayo xorriyadda saxaafadda Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ururka Isku-tagga Suxufiyiinta Caalamka ee (IFJ) oo Walaaci ka Muujiyay Sharciga cusub ee Saxaafadda Soomaaliya.
Posted on July 18, 2013 by SomaliSwiss
Ganacsade Soomaali ah ayaa lagu dilay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika, iyadoo sidoo kalena dhac loo geystay shalay dukaamo ay ganacsato Soomaaliyeed ku lahaayeen magaalada Pretoria ee xarunta dalkaas. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ganacsade Somali ah oo Dhac iyo Dil loogu geystay Magaalooyinka Johannesburg iyo Pretoria ee Dalka Koonfur Afrika.
You must be logged in to post a comment.