Posted on July 17, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa Barqadnimadii maanta  magaalada Kismaayo ka dhacay qarax xooggan oo lala beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM oo marayay mid kamid ah xaafadaha magaalada Kismaayo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Kenya ee Kismaayo ku sugan oo maanta Qarax lagula beegsaday Magaaladaas.
Posted on July 17, 2013 by SomaliSwiss
Mudane C/xakiin Max’uud Xaaji Fiqi oo ah Wasiirka gaashaandhigga dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shalay gelinkii danbe gaaray dalka Itoobiya ayaa waxa uu kulamo la qaatay madax ka tirsan dowladda Itoobiya kuwaasoo uu kala hadlay arimo ku saabsan iskaashiga labada dal. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Gaashaandhigga Federaalka Soomaaliya oo kulamay Madax Sare oo ka tirsan dowladda Itoobiya.
You must be logged in to post a comment.