Posted on July 16, 2013 by SomaliSwiss
Mis Catherin Ashton oo ag madaxa Siyaasadda Ururka Midowga Yurub ayaa ka hadashay shir la doonayo in looga hadlo dib u dhiska Soomaaliya oo bisha Septebmer ee sannadkan ka dhaci doona magaalada Brussels ee xarunta dalka Belgium, kaasoo ay sheegeen inuu yahay mid Soomaaliya gaar u ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxa arrimaha dibadda Ururka Midowga Yurub oo ka hadashay shir looga hadlayo dib u dhiska Soomaaliya.
Posted on July 16, 2013 by SomaliSwiss
War ka soo baxay Dowladda Kenya ayaa waxay isaga fogeysay eeddii loo soo jeediyay ciidamadooda qaybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegtay in ciidamadeedu ay sii joogaan Soomaaliya illaa inta dalka uu ka noqonayo mid xasilloon. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Kenya oo caddeysay in ciidankeeda aysan kala baxayn Soomaaliya ilaa ay ka xaqiijiso ammaanka Jubbooyinka.
Posted on July 16, 2013 by SomaliSwiss
Afhayeenka Ciidamada AMISOM ayaa sheegay in AMISOM ay waddo qorshe ay ku doonayso sidii xasillooni loogu soo dabaali lahaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kaddib dagaallo dhowr jeer oo hore ku dhexmaray dhincyo iska soo horjeeda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Afhayeenka AMISOM oo sheegay in Amisom ay ka go’an tahay xaqiijnta ammaanka shacabka ku nool Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.
You must be logged in to post a comment.