Posted on July 15, 2013 by SomaliSwiss
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka hadley xaaladda Xasan Daahir Aweys oo ka mid ahaa Saraakiisha Al-Shabaab, islamarkaana haatan isagoo ka soo baxsaday gacanta ugu jira Dowladda Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo ka digay in la siyaasadeeyo arrinta Xasan Daahir ama laga dhigo mid Qabiil
Posted on July 15, 2013 by SomaliSwiss
Wafdi Baarlamaaniga ahaa ee ka socday Soomaaliya ee uu hogaaminayo Gudoomiye ku xigeenka Labaad Ee Baarlamaanka ayaa soo gebagebeeyay socdaal shaqo oo ay ku joogeen magaalada London halkaasi oo ay kulammo kala duwan kula qaateen madaxda iyo Xildhibaannada Baarlamaanka Boqortooyada Ingiriiska. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdigii Baarlamaaniga ahaa ee Booqanayay Wadanka Ingiriiska oo Soo Nairobi Gaaray.
Posted on July 15, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa maalmihii la soo dhaafay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ka socda shir looga hadlayey dhaqaalaha dalka soomaaliya ayaa lagu soo gabgabeeyay shalay oo Axad ahayd, waxaana si aad ah looga hadlay maal-gashiga Soomaaliya, waxaana shirkaas ka soo qaybgalay ganacsato Soomaaliyeed iyo kuwo ajnabi ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirkii Dhaqaalaha iyo Maal-gashiga Soomaaliya oo lagu soo Gabagabeeyay Magaalada Nairobi .
You must be logged in to post a comment.