Posted on July 14, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa si aad ah isu soo taraya iska horimaada ka socda deegaanada Maamulka Puntland sidaas awgeed waxaa Hakiyay Doorashooyin, waxaana deegaannaada badan lagu gubay Sanaadiiqdii Codbixinta loogu tala galay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maamulka Puntland Oo Hakiyay Doorashooyin iyo Sanaadiiqdii Codbixinta oo deegaannaada badan lagu gubay.
Posted on July 14, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta kormeer ku tegay Isbitaal cusub oo casri ah oo Dowladda Turkiga ay ka hirgelineyso Muqdisho. Booqashada waxaa ku wehliyey Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Gaashaandhiga iyo Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada. Sidoo kale waxaa la socday Safiirka Turkiga u fadhiya Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan oo maana soo kormeeray Istibitaalka ugu casriyeysan Bariga Afrika ee ay dowladdaTurkiga ka hirgelineyso Muqdisho.
Posted on July 14, 2013 by SomaliSwiss
Magaalada Kismaayo ee Gobolka J/Hoose ayaa waxaa maanta ka dhacay Qarax xooggan ee lagula beegsaday gaadiid ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa nabadsugidda maamulka xoogga ku qabsaday magaaladaas, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay wadihii gaariga iyadoona sidoo kale uu ku burburay gaarigii lala beegsaday. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qarax waxyeeliddiisu kooban tahay oo maanta ka dhacay magaalada Kismaayo.
Posted on July 14, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa  berri deegaanada maamul goboleed Puntland looga dareeri doono doorashada goleyaasha deegaanka oo ah tii ugu horeysey ee nooceeda ah ee Puntland ka dhacda ayaa maanta magaalada Qardho waxaa ka dhacay israsaaseyn xooggan oo u dhexeysey ciidamada dowladda iyo kooxo hubeysan oo kasoo horjeeda qabsoomidda doorashada iyo geeddi socodka Dimuqraadiyadda ee Puntland. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dagaal khasaare geystey oo saakay ka dhacay magaalada Qardho ee maamulka Puntland.
You must be logged in to post a comment.