Posted on July 13, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay guddiga loo xilsaaray inay soo diyaariyaan qodobbada la hordhigayo shirka lagu qabanayo magaalada Brussels ee xarunta Belgium September 16-keeda ee Sanadkan 2013ka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Somalia oo la kulmay guddi loo xilsaaray diyaarinta Qodobbadii la Hor-geynayo Shirka ka dhaci doono Xarunta EU ee Brussels.
Posted on July 13, 2013 by SomaliSwiss
Ergeygga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramadda Midoobay, Nicholas Kay ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka  Puntland, taasoo ahayd booqashadii ugu horreysay ee Kay uu ku tago Puntland oo ka mid ah maamullada dalka ka jira ee taageersan dowladda Soomaailya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ergayga Qaramada Midoobay eeuga qaabilsan Soomaaliya oo maanta booqasho ku tagay Xarunta maamulka Puntland ee Garoowe.
Posted on July 13, 2013 by SomaliSwiss
Ururka Midowga Yuruub ayaa sheegay in lacag gaarayso 4.5 Milyan oo Euro ay siinayo hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan daryeelka caruurta ee UNICEF si wax looga qabto Caruurta Soomaaliyeed ee la ildaran nafaqa darrida. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ururka Midowga Yurub Oo sheegay inuu bixinaayo Lacago wax Looga Qabanayo nafaqo darrida heyso Caruurta Soomaaliyeed.
Posted on July 13, 2013 by SomaliSwiss
Taliska booliiska Soomaaliya ayaa ka warbixiyay weerarkii qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay magaalada Muqdisho, kaas oo lagu beegsaday ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, waxaana taliyuhu uu sheegay inay baaritaanno ku hayaan gaarigii loo isticmaalay qaraxaas iyo ciddii iska lahayd. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo Warbixin ka bixiyay Qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Posted on July 13, 2013 by SomaliSwiss
 Col. Cali Aadan Xumad oo ah Afhayeenka AMISOM, ayaa saakay saxaafadda la hadlay ayaa wuxuu shacabka Soomaaliyeed ka codsaday inay kala shaqeeyaan ciidamadoda iyo kuwa dowladda Soomaaliya sidii lagu sugi lahaa ammaanka caasimadda Soomaaliya iyo guud ahaan kann dalka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Afhayeenka Ciidamada AMISOM oo Shacabka Soomaaliyeed ka codsaday inay gacan ku siiyaan Amisom sidii loo sugi amniga Muqdihso iyo kan Dalkaba.
You must be logged in to post a comment.