Posted on July 12, 2013 by SomaliSwiss
War goor dhoweyd naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar Ismiidaamin ah lala beegsday gaadiid ay wateen ciidamada AMISOM oo marayay agagaarka xarunta hay’adda UNDP ay ku leedahay Muqdisho, iyadoo weerarkaas ay ka dhasheen khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Gaadiid ay Wateen Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM oo Qarax Ismiidaamin ah lagula beegsaday Magaalada Muqdisho
Posted on July 12, 2013 by SomaliSwiss
Â
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxay howlgallo lagu baadi goobayo haraadiga Al-shabaab ka wada deegaannada hoostada gobollada Shabeelada Hoose iyo Shabeelada Dhexe, kaasi oo ay si weyn ugu riyaaqeen shacabka labadaasi gobol ku dhaqan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo Howlgallo Lagu xaqiijinayo Ammaanka Ka Wada Gobollada Shabeele Hoose iyo Dhexe.
You must be logged in to post a comment.