Posted on July 11, 2013 by SomaliSwiss
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya, Mahad Cabdalla Cawad iyo Wafdigii uu hoggaaminayey oo ayaamahan ku sugan magaalada London ayaa la kulmay xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee boqortooyada Britain, guddoomiyaha Inter-Parliamentry Union iyo xubno kale. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanno ka kala tirsan baarlamaanka Somalia iyo baarlamaanka Britain oo ku kulmay Magaalada London.
Posted on July 11, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay wafdi ururka Midowga Yurub ka socday oo ay horkacayeen, Erik Solheim oo ahaa wasiirkii horumarinta & iskaashiga caalimga ah ee Norway, haddana ah madaxa arrimaha shirka 16-ka September 2013 lagu qabanayo magaalada Brussels iyo safiirka Midowga Yurub ee u fadhiya Soomaaliya, Michelle Cervone. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha JF Somalia oo Muqdisho kula kulmay wafdi ka socday Midowga Yurub.
Posted on July 11, 2013 by SomaliSwiss
Dowladda Sierra Leone oo ka mid ah dalalka ay ciidamadooda ka joogaan  Dalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay bedeshay Taliyihii ciidamadan ka tirsan howlagalka Midowga Afrika ee AMISOM.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Sierra Leone oo Bedeshay Taliyihii Ciidankooda ku sugan Somalia ee Qaybta ka ah Howlgalka AMISOM.
You must be logged in to post a comment.