Safiirka Somalia u fadhiyay dalka Koonfur Afrika oo Saakay ku geeriyooday Magaalada Pretoria ee Xaruntra South Africa

 Safiirka  Koonfur Afrika Sayid-ShariifTACSIINNAA LILLAAH WA INNAA ILAAHI RAAJICUUN

Marxuum Sayid Xasan Shariif C/llaahi ayaa maanta oo Arbaco ah ku geeriyooday xarunta dlaka Koonfur Afrika ee Pretoria, iyadoo aan la sheegin sababta keentay geeridiisa. Continue reading

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo culummada ugu baaqay inay Shacabka ku booriyaan ka shaqeynta nabadda iyo ka hortagga Colaadaha .

Mogadishu Mayor Mohamed Ahmed Noor takes death threats in strideMudane, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan oo ah Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho) ayaa  kulan la qaatay culummada Soomaaliyeed  wuxuu ka dalbaday inay ka qayb qaataan sidii shacabku ay ugu boorin lahaayeen sugidda ammaanka ka shaqeynta nabadda iyo ka hortagga Colaadaha. Continue reading

Wadahadalladii Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka G/Woqooyi ee Soomaaliya oo la soo gabagabeeyey.

wadahadallada.jpg1Wadahadalladii u dhexeeyay Soomaaliya iyo Maamulka G/Woqooyi ee  Soomaaliya uga socday magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa xalay la soo gabagabeeyay iyadoo laga soo saaray qodobbo dhowr oo labadii guddi ay isku afgarteen, inkastoo ay jiraan qodobbo la isku fahmi waayay oo dib loo dhigay ka hadalkooda.

Qodobbada la Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu Hambalyeeyey Shacabka Soomaaliyeed bishan barakeysan ee Ramadan.

??????????????????????????????? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa u hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee Ramadan-ka. Continue reading

Ergaygga QM ee Soomaaliya oo Ummadda Soomaaliyeed u rajeeyey inay si nabad iyo farxad leh ku Soonto Ramadaankan.

Nicholas KayErgayga Xog-hayaha Guud ee Qaramadda Middobay u Qaabilsan Arimaha Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa u rajeeyey Umadda Soomaaliyeed in ay si nabad iyo farxad leh ku soonto Ramadaankan. Continue reading

XAFLAD LAGU CALEEMA SAARAY BOQORKA BEESHA DIR.

BOQORKA DIRXAFLAD SI AAD AH LOO SOO AGAASIMAY OO LAGU CALEEMA SAARAYAY BOQORKA BEESHA DIR AYAA LAGU QABTAY MAGAAADA LONDON EE WADANKA INGIRIISKA. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA Continue reading

%d bloggers like this: