Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulamay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koofurta Suudaan

Madaxweyaha South_SudanMadaxweynaha J.F Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfurta Suudaan, isagoo u jeediyay khudbad uu kula dar-daarmay Jaaliyadda. Continue reading

Madaxweyne Xasan sheikh oo casho sharaf la qaatay xalay dhiggiisa Koofurta Suudaan, maantana ka qeyb gali doono xafladda sanadguurada 2aad ee dalkaas

Madaxweyne Xasan.jpg4Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo ayaa caawa casho sharaf uu sameeyey Madaxweeynaha dalka Koofurta Suudaan ka qeybgalay. Continue reading

Madaxda dhaqanka Puntland oo Cabdiraxmaan Faroole ku dhaliilay inuu dhinac maray hab sharciyeedkii dadka Puntland ku wada qanci karaan.

Kulan isimadaKulan ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah isimadda Maamulka Puntland  ee lagu qabtay Magaaladda Qardho ee Xarunta gobalka Karkaar, Kulankaas loogu arinsanayeey Xaaladda Puntland ee Haatan ay Marayso iyadoo shirka Isimadda Dib u dhacay Kadib geeridii Boqor C/lahi Boqor Muuse. Continue reading

Wasiirka Gaashaandhigga oo Beeniyay in ay Dowladdu wadahadal kula jirto Sheekh Muktaar Roobow Abuu Mansuur.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya.jpg1Wasiirka gaashaandhigga dowladda federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin Xaaji Max’uud Fiqi ayaa beeniyay in dowladda Soomaaliya ay wadahadallo kula jirto Sheekh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur oo ka mid ah hogaamiyaasha sare ee Al-shabaab. Continue reading

%d bloggers like this: