Madaxweynaha Soomaaliya oo Saaka ka duulay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho,diyaaraddii waday dib ugu soo laabatay Garoonka, iyadoo Ciladeysan..

Madaxweyne xasan-sheekhDiyaaradii uu saarnaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo saaka ka kacday Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ayaa iyada oo dhinaca ka gubaneysa 30 daqiiqo kadib dib ugu soo laabatay Magaalada Muqdisho. Continue reading

Wafdi Uu Hogaaminyo R/wasaare Saacid oo Saaka U Ambabaxay magaalada Beydhabo ee G/Bay.

Ra'iisul_wasaare SaacidRa’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ‘’Saacid’’ iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saakay la filayaa iney u ambabaxaan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay halkaasi oo ay ka soconeyso qabanqaabada loogu jiro soo dhaweynta Wafdiga Ra’isulwasaaraha. Continue reading

Xaaladaha Bani’aadannimo ee Magaalada Kismaayo oo walaac ka muujisay hay’adda Q.M. u qaabilsan Bini Aadanimada ee Soomaaliya.

UNXiriiriyaha Qaramada Midoobay Dhanka Bini Aadanimada ee Soomaaliya u qaabilsan Mr:  filippo lazirana ayaa sheegay in Qaramada Midoobay ay aad ugu Walaacsan tahay Xaalada Bini Aadanimo ee Magaalo xeebeedka Kismaayo oo Bishii lasoo dhaafay Dagaal ku dhex maray Maleeshiyaad halkaas ku Wada Sugnaa. Continue reading

Wada hadallada dowladda iyo Maamulka G/Woqooye ee Soomaaliya oo Maanta ka furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

istanbulMagaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa waxaamaanta si rasmi ah uga furmay wada hadalladii u dhexeeyay dowladda Soomaaliya iyo Maamulka G/Woqooye ee Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: