Posted on July 6, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay xaflad lagu soo ban-dhigayey waxqabadka Rugta ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya ay u dabaal-dagtay sanad-guuradii koowaad ee ka soo wareegatay markii la aasaasay muddadii sanadka ahaa ee ay jireen. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Rugta Ganacsiga Soomaaliya oo u dabaal-degtay Sannad-guuradii Koowaad ee ka soo Wareegtay Aasaaskeeda.
Posted on July 6, 2013 by SomaliSwiss
Gudoomiyaha gobolka Bakool Maxamed Cali Mayoow ayaa sheegay in howlgallo ay ciidamadu ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolkaasi ay kula wareegeen deegaano hor leh oo ay ku dhuumaaleysan jireen maleeshiyaadka Shabaab Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo Xarakada Al-Shabaab Kala Wareegay Deegano Ka Tirsan G/Bakool
Posted on July 6, 2013 by SomaliSwiss
Sida ay warbaahinta u sheegtay Wasiirka Horumarinta Adeegga Bulshada in  Dowladda Turkiga ayaa ballan qaaday in Dalkeeda ay sanad walba ku soo daaweyn doonto ugu yaraan 250 Bukaan oo Soomaali ah, kuwaasoo xaaladooda caafimaad wax looga qaban waayay gudaha dalka, kadib heshiis laba geesood ah oo ay wada saxiixdeen Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Horumarinta Adeegga Bulshada Oo Ka warbixisay Heshiis ay La Soo Saxiixatay Wasaarada Caafimaadka Ee Turkiga
Posted on July 6, 2013 by SomaliSwiss
Danjire Nicholas Kay oo ah Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo haatan ku sugan magaalada London ayaa ka hadlay markii ugu horreysay xariga Sheekh Xasan Daahir Aweys oo dowladda Soomaaliya ugu xiran Muqdisho.
Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Danjire Kay ayaa sheegay in Sheekh Xasan Daahir oo ka mid ahaa xubnaha sarsare ee Al-shabaab, horayna uu u ahaa hoggaamiyaha Xisbul Islaam oo ku biiray Al-shabaab uu yahay hoggaamiye xag-jir ah marka loo eego xubnaha kale ee ay kawada tirsanaayeen Al-shabaab oo dagaal kula jirta dowladda Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia oo markii ugu horreysay ka hadlay Xariga Sheekh Xasan Daahir Aweys.
You must be logged in to post a comment.