Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Caddeeyey inaysan jirin lacag sharci-darro ah oo lagala baxay Bankiga dhexe ee Soomaaliya.

Wasiirka_Maaliyada_Somalia.Wasiirka Maaliyadda iyo qorsheynta dowladda Soomaaliya, Mudane Maxamuud Xasan Suleymaan oo markii ugu horreysay ka hadlay warbixin ay kooxda la socodka arrimaha Soomaaliya iyo Eriteriya ay ku sheegeen in lacago badan oo sharci-darro ah laga baxay bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay inaysan jirin lacago lagala baxay bangiga dhexe ee Soomaaliya. Continue reading

Wadamada Koonfur Afrika iyo Soomaaliya oo Ka wadahadlay sidii xal loogu heli lahaa dhibaatooyinka lagu hayo Soomaalida.

Safiirka iyo Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda SoomaaliyaWadamada Koonfur Afrika iyo Soomaaliya ayaa ka wadahadlay sidii xal loogu heli lahaa dhibaatooyinka Soomaalida ku nool dalkaas loo geysto, iyadoo kulan arrintaas ku saabsan ay magaalada Pretoria ay ku yeesheen wasiirro ka kala tirsan labada dowladood. Continue reading

%d bloggers like this: