Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo maanta daah-furay qorshe wax looga qabanayo Ammaanka Muqdisho.

 Ra'iisal-waasarahaRa’iisul-wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon ( Saacid) oo ay wehliyaan xubno ka tirsan wasiirrada xukuumadda, guddoomiyaha gobolka banaadir, taliyayaasha ciidamada dowladda iyo gudoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u furay barnaamij muddo laga soo shaqaynayay oo lagu xoojinayo amniga Muqdisho. Continue reading

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Dowladda Kenya u dirtay warqad ay kaga cabanayso Ciidamadeeda ka tirsan AMISOM

astaanta-qarankaDowladda Soomaaliya ayaa warqad ay kaga cabanayso ciidamada Kenya ee ku sugan Koonfurta Somalia u diray dowladda dalka Kenya, warqaddan oo lagu tilmaamay qarax siyaasadeed oo soo dhexgalay dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Continue reading

%d bloggers like this: