Posted on July 3, 2013 by SomaliSwiss
Aniga oo ah Taliyaha ciidamada Beesha Gaaljecel ee Jubbooyinka magaceygana la yiraahdo MAHAD FARAGOOYE kana degaalamayay maalmaahii la soo dhaafay magaalada Kismaayo xaafadda Via Afmadow waxaan baaqa hoos ku xusan u dirayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan kaas oo ku wajahan Raaskambooni iyo ciidamada Kenya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Kismayo | Comments Off on Baaq loo dirayo dagaalada kasocda magaalada Kismaayo.
Posted on July 3, 2013 by SomaliSwiss
Afhayeenka ciidamada nabad ilaalinta midowga africa AMISOM Col Cali Aadan Xaamud oo wareysi gaar ah siiyey radiyo muqdisho ayaa waxa uu ugu horeyn wax uu bulshada soomaaliyeed ugu hanbalyeeyey 1 luuliyo oo ku beegneyd markii ay gobollada koonfurta ee soomaaliya xornimada ka qaadateen gumeystiihi talyaniga iyo midowgii gobollada goonfureed iyo kuwa waqooyi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Afhayeenka AMISOM oo sheegay in Gudi loo Saaray Eedeeymaha loo soo Jeediyey Ciidamada Kenya ee ka howlgala magaalada Kismaayo.
Posted on July 3, 2013 by SomaliSwiss
Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wuxuu la kulmay Madax Sare oo ka tirsan Wasaaradda Arimaha Gudaha ee dalka South Africa, Â shirkan oo ka dhacey Xarunta Wasaaradda Arimaha Gudaha ee dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa dowladda Soomaaliya ugu qeybgalay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Dr Jamal Maxamed Barrow, Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jansiyadaha Genaral C/laahi Gaafow Maxamuud, Safiirka Soomaaliya u fadhiya Koonfur Afrika iyo Madaxda Safaaradda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo la kulmay Wasaaradda Arimaha Gudaha ee dalka South Africa.
Posted on July 3, 2013 by SomaliSwiss
Mudane Cabdisalaan Cumar Hadliye oo ah Guddoomiyaha bankiga dhexe, ayaa iska fogeeyay eedeyn ku saabsan in 80% lacagaha kusoo xarooday bankiga dhexe ee Soomaaliya ay la baxeen shaqsiyaad gaar ah oo ay warbixin ku soo saartay Qaramada Midoobay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya oo iska fogeeyay eedeyn ku saabsan lacago Bankiga Dhexe lagala baxay.
Posted on July 3, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa ayaamahan ku sugan magaalada Zurich kooxda SIYD ee ka mid ah Ciyaartooyda Wadanka UK, kuwaas oo ka qayb galay Damaashaadka iyo fantasiyaha loo sameeyey munaasabadaha kala ah Xiritaanka Dugsiga Al.Nuur  iyo  Maalinta Qarannimada Soomaaliya ee 1da Luliyo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Jaaliyada isboortiga Zurich oo martiqaad u sameeyay Kooxda SIYD ee reer London.
You must be logged in to post a comment.