Wasiirka Arrimaha Gudaha oo sheegay in Shiikh Xasan Daahir uu Caafimaad qabo uuna ku jiro Gacanta Dowladda.

Wasiirka Arrimaha gudaha Somalia,Mudane C/kariin Xuseen Guuleed oo ah Wasiirka Arrimaha gudaha Somalia, oo ka hadlay xaaladda Sheekh Xasan Daahir ayaa sheegay inuu ku jiro gacanta dowladda Soomaaliya uuna caafimaad qabo, isagoo wax aan jirin ku tilmaamay wararka sheegaya in lagu wareejiyay dad ajnabi ah. Continue reading

Xildhibaanada Baarlamanka oo u furmay Kalfadhi aan caadi aheyn oo socon doona Sodon maalmood ah.

Barlamaanka Cusub.jpg2Xildhibaanada golaha Barlaamanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa maanta u furmay kalfadhi aan caadi aheyn kaasoo inta uu socdo lagu dhameystiri doono hindisa sharciyadeedyo ay xukuumadu usoo gudbisay baarlamanka Soomaaliyeed. Continue reading

Wasiirka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Iyo Gaadiidka Oo Ka Warbixiyay Shirkii Looga Hadlayay Isgaarsiinta Dalkeenna

Wasiirka_WarfaafintaWasiirka Warfaafinta Boostada Isgaarsiinta iyo gadiidka oo haatan ku sugan dalka Imaaraadka Carabta ayaa  faahfahin kabixiyay qodobada kasoo baxay shir looga hadlayo horumarinta isgaarsiinta dalekeena oo lagu soo gabagabeeyay dalkaasi. Continue reading

Catherine Ashton oo ah Madaxa siyaasadda Ururka Midawga Yurub oo ka hadashay xaaladda Kismaayo.

INDIA-EU-ASHTONWar-saxaafadeed ay soo saartay Madaxa siyaasadda Ururka Midawga Yurub Catherine Ashton ayaa waxay ku sheegtay inay ka walaacsan yihiin dagaalka khasaaraha u geystay dadka rayidka ah ee ka dhacay magaalada Kismaayo kaasoo dhex maray dhinacyo iska soo horjeeda. Continue reading

%d bloggers like this: