Posted on July 1, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa habeenkii xalay  ahayd ee ku beegneyd 1-da Luulyo si weyn looga dabaal dagay magaalada Zürich  ee dalkan Switzerland munaasabada 1-da Luulyo oo ah maalin ay si weyn u qadiriyaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xaflad lagu Xusayey Maalinta 1-da Luulyo oo lagu qabtay magaalada Zürich ee dalka Switzerland.
Posted on July 1, 2013 by SomaliSwiss
Shir looga hadlayey sharci Isgaarsiinta Soomaaliyeed  oo ay ka soo qaybgaleen dhammaan shirikadaha Isgaarsiinta Soomaaliya, wafdi ka socda dowladda Soomaaliyeed ee uu hoggaaminayey Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsiinta iyo xubno ka socda hay’adda Isgaarsiinta adduunka ee ITU iyo GSM ayaa maanta lagu soo gabagabeeyey xaruunta Isgaarsiinta ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dalka Imaaraatka oo maanta lagu soo gabagaabeeyey Shir looga hadlayey sharci Isgaarsiinta Soomaaliyeed.
You must be logged in to post a comment.