Posted on July 31, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa maanta ka dhacay gudaha suuqa Bakaaraha ee Muqdisho dagaal ku dhex maray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kooxo hubeysan, xili ay suuqaas ay ku sugnaayeen dad badan oo ka adeeganayay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo dabley Hubeysan oo maanta dagaal ku dhex-maray Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho.
Posted on July 31, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa maanta la soo xiray Kalfadhiyadii caadiga ahaa ee baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo ajandihii ugu dambeeyay oo ay ka doodeen xildhibaannadu uu ahaa shuruucda sameynta xisbiyada siyaadeed ee dalka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanada Baalamaanka Soomaaliya oo maanta ka dooday Sharciga sameynta Xisbiyada, lana xiray Kal-fadhigii aan caadiga ahayn.
Posted on July 31, 2013 by SomaliSwiss
War naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Suqyada ay Ka Jiraan Sicir Barar Baahsan, sidaas waxaa laga soo wariyey Shacabka ku nool magaalada Muqdisho oo ka cabanaya sicir barar baahsan oo xilligan laga dareemayo suuqyada Magaaladaas, halka ganacsataduna ay  ku sababeeyeen inay keentay waqtiga bad xiranka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Muqdisho oo laga soo sheegay in Suqyada ay Ka Jiraan Sicir Barar Baahsan.
Posted on July 31, 2013 by SomaliSwiss
Ciidamada ilaalada Xeebaha Badda Talyaaniga ayaa badbaadiyey in ka badan 100 ruux oo Tahriibayaal ah, kuwaasi oo ay Soomaali ku jireen, ayadoo tahriibayaashaasina ay si sharci daro ah uga soo safreen dalka Giriiga. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Badda Talyaaniga oo soo Badbaadiyay 100 qof oo Muhaajiriin Tahriibayaal ah.
Posted on July 31, 2013 by SomaliSwiss
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis la gashay shirkad ilaalisa xeebaha oo lagu magacaabo the Atlantic Marine and offshore Group, taasoo fadhigeedu yahay dalka Niederland. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Heshiis la gashay Shirkad Ilaalisa Badaha oo laga leeyahay dalka Netherlands.
Posted on July 31, 2013 by SomaliSwiss
Axmed Cabdi Godane (Abu Zubeyr) Hogaamiyaha ugu sareeya ee Xarakada Al-shabaab, ayaa farriin uu soo saaray uga hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen; in dagaallada ay ka wadaan Soomaaliya aysan laheyn xuduud iyo meel ay ku dhamaadaan, isagoo dhinaca kalena fasiray sababaha loo dilay saraakiil sar sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab oo uu ka mid ahaa Ibraahim Afgaani. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Hogaamiyaha Al-shabaab oo Fasiray sababtii loo dilay Ibraahim Afqaani iyo saraakiil oo isaga khilaafay.
Posted on July 30, 2013 by SomaliSwiss
Afhayeenka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay ilaaliyaan xarunta ha’yadha Turkiga ay ku leeyihiin Muqdisho iyo weliba kuwa kale ee caalamiga ah, si aan weerarro is-miidaamin ah loogu geysan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Afhayeenka AMISOM oo sheegtay in Ciidamadooda ay diyaar u yihiin sugidda ammaanka Hay’adaha Caalamka ee ku sugan Muqdisho, gaar ahaa kuwa n Turkiga.
Posted on July 30, 2013 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Turkiga Cemil Çiçek ayaa cambaareeyay weerarkii lagu qaaday safaaradooda magaalada Muqdisho isagoo booqday qaar kamid ah dhaawacyadii laga keenay magaalada Muqdisho oo lagu daawaynayo isbitaal ku yaalla magaalada caasimada ah ee Ankara. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Turkiga oo ku eedeeyay weerarkii Muqdisho inay geysteen koox aan ku faraxsanayn hawlaha Turkigu ka wado Soomaaliya.
Posted on July 30, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Mas’uuliyiinta Warbaahinta Dalka ka codsaday inay ka qeyb qaataan sugidda amniga dalkooda , wuxuuna u sheegay in ammaanka dalka si buuxda loo adkaynayo, sidoo kale Madaxweynuhu wuxuu soo hadal qaaday sida Dowladiisa ay wax kaga qabanayso amniga dalka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh oo Mas’uuliyiinta Warbaahinta Dalka ka codsaday inay ka qeyb qaataan sugidda amniga dalkooda.
Posted on July 30, 2013 by SomaliSwiss
Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ayaa sheegey in ay ka go’antahay taageeridda dadaallada nabadaynta iyo dib u dhiska Soomaaliya ayagoo dhanka kalena ay sheegtay in weerarada argagixiso ee ay geysanayaan kooxda Al-shabaab aysan qalqal gelin doonin dadaallada ka socda dalka Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Golaha Ammaanka Q.M. oo Shaaciyey in Weerarada Argagixisada Soomaaliya aysan hakad Gelin doonin dadaallada nabadeynta dalka Soomaaliya.
Posted on July 30, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa Hay’adda Ururka bisha Cas ee dalka Turkiga ay gaarsiisay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, deeq raashin ah, waxaana gargaarkas lagu geeyey 10 baabuur oo kuwa xamuulka ah, raashiinkaas oo laga qaaday  magaalada Muqdisho ayaa waxaa si nabad ah lagu gaarsiyey magaalada Baydhabo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Hay’adda Ururka Bisha Cas ee dalka Turkiga oo Gargaar geysay Degmada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay .
Posted on July 29, 2013 by SomaliSwiss
Diyaarad gaar ah oo siday dhaawacyada Sadex ruux oo u dhashay wadanka Turkiga oo ku dhaawacmay qarax dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay maanta ka degtay magaalada Ankara. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shaqaalihii Turkiga qaraxa lagula beegsaday magaalada Muqdisho oo ku dhaawacoodii la geeyay magaalada Ankara ee dalka Turkiga.
Posted on July 29, 2013 by SomaliSwiss
War ka soo baxay  Xafiiska Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ‘’Saacid’’ ayaa lagu sheegay  in Xukuumadiisu oo kaashaneysa beesha caalamka ay qaadi doonto qorshayaal lagu soo afjarayo wax loogu yeeray haraadigii kooxda Al-Shabaab si meesha looga saaro falalka argagixisanimo.ee iskugu jira ismiidaaminta, dilalka qorsheynsan iyo dhaca shacbiga loo geysanaya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’Iisul-wasaare Cabdi Faarax Shirdoon oo ku dhawaaqay in goor dhow Dalka oo dhan laga ciribtiri doono kooxda Nabad-diidka ah ee Al-Shabaab.
Posted on July 29, 2013 by SomaliSwiss
Dowladda Mareykanka ayaa cambaareyn adag dusha uga tuurtay dilalka loo geysanayo taageerayaasha madaxweynihii Masar ee xukunka laga tuuray, Maxamed Mursi, iyadoo ku tilmaantay inay ka mid tahay xadgudubyada lagula kaco shacabka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Mareykanka oo Cambaareeyay dilalka loo geysanayo Taageerayaasha Mursi iyo Mudaaraadyo weli ka socda dalkaas.
Posted on July 28, 2013 by SomaliSwiss
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka dowladda Soomaaliya, Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta hortagay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo su’aalo kala duwan laga weydiiyay falalkii ammaan-darro ee ka dhacayay xilliyadii ugu dambeeyay gobolka Shabeellada Hoose. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Somalia oo Maanta hortagay Baarlamaanka, lana weydiyey su’aalo dhowr ah.
Posted on July 28, 2013 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaaraha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ka hadlay qaraxii maalintii shalay ahayd lala beegsaday safaaradooda magaalada Muqdisho, wuxuuna Erdoganku tilmaamay Al-shabaab inay muslimnimo sheeganayaan haddana ay weerarayaan kuwa walaalahooda caawinaya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul wasaaraha Turkiga oo ka hadlay weerarkii Xarakada Al-shabaab ay ku qaaday safaaradooda Muqdisho.
Posted on July 28, 2013 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa kulan deg degga ah oo looga hadlayay ammaanka Muqdisho la yeeshay taliyeyaasha ciidamada dowladda, taliye xigeennada, guddoomiye-yaasha degmooyinka gobolka Banaadir, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo kulan looga Hadlay Ammaanka la qaatay Saraakiil iyo Gudoomiyeyaasha Degmooyinka G/Banaadir.
Posted on July 28, 2013 by SomaliSwiss
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu cambaareeyay weerarkii fulaynimada ahaa oo lagu beegsaday xarun ay ku sugnaayeen shaqaalaha Turkiga ee magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheikh oo Cambaareeyay Qaraxii Argagixiso Ee Lala Beegsaday Muwaadiniinta Turkiga.
Posted on July 28, 2013 by SomaliSwiss
Afhayeenka Xarakada Al-shabaab ayaa ku hanjabtay inay kordhin doonto weerarrada ay la beegsanayso shaqaalaha Turkiga ah ee ku sugan magaalada Muqdisho, iyagoo sheegay inay Turkigu qayb ka ahaayeen duullaanno lagu qaaday dalal muslimiin ah oo caalamka ku yaalla. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xarakada Al-shabaab oo ku goodisay inay kordhin doonto weerarada kale ay la beegsanayso Shaqaalaha Turkiga ee jooga dalka Soomaaliya.
Posted on July 28, 2013 by SomaliSwiss
War ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Xukuumadda dalka Turkiga ayaa lagu sheegay in weerarkii shalay uusan hakad gelindoonin howliihii ay ka wadeen magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Turkiga oo Sheegtay in Weerarkii shalay uusan hakad gelin doonin Mashaariicdii ay Ka wadda Soomaaliya.
Posted on July 27, 2013 by SomaliSwiss
Sida ay Hay’adda Xuquuqda Aadanaha (H R W)  warbixinteeda ku sheegtay in  Maxkamadda Sare ee Kenya ay 26-ka July, 2013, burisay qorshe ay dowladda uga saaraysay 55,000 oo u badan qaxooti Soomaali ah caasimadda Nairobi iyo magaalooyin kale. Dadkaa ayaa waxaa la geyn lahaa xeryaha qaxootiga, Human Rights Watch Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Hay’adda Xuquuqda Aadanaha (H R W) oo Warbixin cusub ku saartay tacadiyada loo gaysto Qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool dalka Kenya.
Posted on July 27, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho  Saakay Ka Dhacay Qarax Loo adeegsaday gaari, Qaraxaas  ayaa la sheegay inuu ahaa mid aad u xoog badan oo laga soo buuxiyey walxaha Qarxa. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho oo Saakay Ka Dhacay Qarax Loo adeegsaday Gaari .
Posted on July 27, 2013 by SomaliSwiss
Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ee dowaldda Soomaaliya ayaa saakay ku fulisay dil toogasho ah afar askari oo ka tirsan ciidamada dolwadda Soomaaliya, kuwaasoo horay u geystay dilal. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maxkamadda ciidamada qalabka sidda oo ku fulisay dil toogasho ah Afar askari oo ka Tisranaa Ciidamada Dowladda.
Posted on July 27, 2013 by SomaliSwiss
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in la filayo  in 24-ka saac ee soo socda gudahood lagu dhawaaqo isku shaandheyn lagu sameeyay golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya, iyadoo la kordhin doono golaha wasaaradaha oo haatan ay tiradoodu tahay toban wasaaradood. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Golaha Wasiirrada dowladda Soomaaliya oo Isku Shaandheyn lagu Sameynayo waxna lagu kordhin doono.
Posted on July 26, 2013 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya, C/salaam Cumar Hadliye ayaa maanta oo Jimco ah sheegay in dhaqaalaha soo gala bangiga uu yahay midka kasoo xarooda ilaha dhaqaaha dalka sida dekedda iyo garoonka diyaaradaha. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo Shaaciyay in Lacagta bankiga soo gasha ay ka soo xaroorto Dekedda iyo Garoonka.
Posted on July 26, 2013 by SomaliSwiss
War naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay Wadooyinka Magaalada Caasimadda lagu daadiyay ciidamo aad u fara badan, kuwaasi oo ilaa saakay ku sugan goobihii la dhigay ciidankaasi xalay, iyadoo ciidamadaan ujeedkoodu yahay adkaynta ammaanka Magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo Heegankii ugu sareeyay la geliyey iyo Al-Shabaab oo sheegtay weeraro gaysanayso.
Posted on July 26, 2013 by SomaliSwiss
Xarakada Al-shabaab ayaa xalay weerarro ka fuliyay qeybo ka tirsan gobolka J/hoose oo ay ku sugan yihiin ciidamada dowladda Soomaaliya, kuwa Raaskaambooni iyo ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xarakada Al-shabaab oo xalay Weerarro ka fuliyay Deegaanno kala duwan oo ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose
Posted on July 25, 2013 by SomaliSwiss
Golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa cambaareeyay jabinta cunaqabataynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea, iyadoo la sheegay in labada waddanba uu hubku ku sii qulqulayo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Golaha ammaanka ee qaramada midoobay oo cambaareeyay jabinta cunaqabataynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea.
Posted on July 25, 2013 by SomaliSwiss
Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in tan iyo markii ay curatay bishan Ramadaan ay ciidamada dowladda iyo kuwa ay gacanta ka helaan ee AMISOM la beegsadeen in ka badan boqol weerar oo ay ku jiraan kuwo is-miidaamin ah oo khasaare nafeed geystay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xarakada Al-shabaab oo shaaca ka qaaday in Bishan Ramadaan ay qaadday in ka badan Boqol Weerar.
Posted on July 25, 2013 by SomaliSwiss
Wasiiru dowladaha wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya Dr. Max’ed Nuur Gacal ayaa la kulmay wasiirka arimaha dibadda dalka Sudan Dr. Cali Axmed Kerti, waxaana sidoo kale kulanka labada masuul goob joog ka ahaa safiirka Soomaaliya u fadhiya dalkaasi Sudan Max’ed C/laahi Ugaas Faarax. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiiru dowladaha Arimaha dibadda Soomaaliya oo la kulmay wasiirka Arimaha Dibadda dalka Sudan.
You must be logged in to post a comment.