Posted on June 29, 2013 by SomaliSwiss
Wasaarada arimaha dibada xukuumada Itoobiya ayaa soo dhaweysay gacan ku soo dhigista hogaamiyihi hore kooxda Xisbul islaam Sheekh Xasan Dahir Aweys maalmo kadib markii uu isaga oo ka soo baxsaday magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha hoose kadib markii uu magaladaasi ka dilaacay dagaal u dhaxeya xarakada Al-Shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maraykanka oo Codsatay in loo soo gacan geliyo Xasan Daahir iyo Itoobiya oo soo dhaweysay gacan ku soo dhigidda hogaamiyihii hore Xisbul islaam.
Posted on June 29, 2013 by SomaliSwiss
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay la wadaa hoggaamiye beeleedka isku magacaabay inuu yahay Madaxweynaha Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe, sidii ay ugu qancin lahayd inuu soo raaco tubta toosan ay Umadda u hayaamayso, si xal loogu helo xiisadaha ka taagan magaalada Kismaayo oo haatan ka socda gacan ka hadal. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Haddii Wadahadallada u socda Dowladda Soomaaliya iyo Axmed Madoobe, lagu aqoonsado Madaxweyne Jubbaland, waa burburka Dowladnimo.
Posted on June 29, 2013 by SomaliSwiss
H
oggaamiye Diimeedka in muddaba ah la dagaalamayey Dowladda iyo Ciidamada Ajnabiga ah ee ku sugan Soomaaliya Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa la sheegay inuu ogolaaday inuu u raaco magaalada Muqdisho xildhibaannadii iyo waxgaradkii dhawaan gaaray degmda Cadaado, kaddib markii wadahadallo maalmo qaatay oo ku dhexmaray degmadaas. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wadahadal u socda Xukuumadda Soomaaliya iyo Sheekh Axmed Madoobe si loo dajiyo Xiisadda Kismaayo
You must be logged in to post a comment.