Posted on June 26, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud oo maanta xarunta madaxtooyada Soomaaliya kula kulmay wafdi ka socday Midowga Yurub ayaa sheegay in shirka Brussels lagu qaban doono 16-ka bisha September ee sannadkan 2013 uu muhiimad weyn u leeyahay Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Somalia oo Sheegay in Shirka Brussels uu Muhiimad Gaar ah u leeyahay Dalka Soomaaliya
Posted on June 26, 2013 by SomaliSwiss
Dagaalkii maanta ka qarxay Kismaayo ayaa la soo sheegay inuu keligiis joogsaday, balse weli magaalada ay ka jiraan xiisado colaadeed oo u dhexeeyay dhinacyadii dagaalamay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dagaalkii ka qarxay Kismaayo oo keligiis joogsaday balse weli ay jiraan xiisad u dhaxeyso dhinacyadii dagaalamay.
Posted on June 26, 2013 by SomaliSwiss
Sarkaalka u hadlay hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) oo sheegay in  Soomaaliya ay yeelato lacag ka duwan midda hadda la isticmaalo si ay uga baxdo ciriiriga dhaqaale haysta, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan ha’yadda lacagta adduunka ee IMF oo ka mid ahaa saraakiil Nairobi kula kulmay mas’uuliyiin Soomaali ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Si loogu baxo Ciriiriga dhaqaale ee haysta Soomaaliya waxay Soomaaliya yeelanaysaa lacag cusub.
Posted on June 26, 2013 by SomaliSwiss
Jen. Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ah Madaxweynaha maamulka Galmudug State ayaa saxaafadda gudaha la hadlaayay, wuxuuna ka digay dhibaato cusub oo uu sheegay in Sheekh Xasan Daahir Aweys uu ka dhex abuuri karo shacabka ku nool gobolada dhexe ee Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Jen. Cabdi Qeybdiid oo ka digey shirqoolada uu ku soo kordhin karo Xasan Daahir shacabka degan gobolada dhexe.
Posted on June 26, 2013 by SomaliSwiss

Like this:
Like Loading...
Filed under: M-Saadaq, Taariikhda | Comments Off on Maanta oo kale: 26-ka June & 1-da July (Daawo Video Taariikhda Dheer ee xornimadii Dalka Soomaaliya)
Posted on June 26, 2013 by SomaliSwiss
Afhayeenka Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa shaaa ka qaaday in xalay saqdii dhexe uu isu soo dhiibay Sheekh Xasan Daahir Aweys oo xubin sare ka ahaa ururka Al-shabaab islamarkaana hore u hogaamin jiray ururkii burburay ee la magac baxay Xizbul Islaam. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Afhayeenka Maamulka Ximin iyo Xeeb oo shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigeen Sheekh Xasan Daahir Aweys.
You must be logged in to post a comment.