Posted on June 25, 2013 by SomaliSwiss

 Xalay saqdii dhexe waxa ay ku beegneyd sanad guurradii 53aad ee ka soo wareegatay markii ay gobollada Waqooyi ee Dalkeenna ka xoroobeen dalkii Ingiriiska islamarkaana ay aheyd markii ugu horeysay oo Dalkeenna si xornimo leh uga dul babado Calankeenna ayaa waxaa magaalada Muqdisho iyo gobollada Dalka ka soconaya munaasabaddo loogu dabaaldegayo 26ka-June. HOOS KA DAAWO TAARIIKHDA XORNIMA DOONKII. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Munaasabado Loogu Dabaaldegayo 26ka-June oo Xalay laga dhigay Muqdisho Iyo Gobollada Dalka.
Posted on June 25, 2013 by SomaliSwiss
Wafdi uu hoggaaminayay wasiirrka difaaca ee xukuumadda Soomaaliya, C/xakiin Xaaji Max’uud Fiqi safiirka dowladda Jabuuti ee Soomaaliya Dayib Dubad Rooble, xildhibaanno iyo guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cabdi Faarax Laqanyo oo maalmihii ugu danbeeyay howlo shaqo u joogay magaalada Muqdisho ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi uu Hoggaaminayay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Maanta gaaray Magaalada Baladweyne.
Posted on June 25, 2013 by SomaliSwiss
Wakaaladda wararka dalka Qatar ayaa sheegaya in Amiirkii dalka Qatar Sheekh Xamad Bin-Khaliifa Althaanii uu maanta si rasmi ah xukunka ugu wareejiyay wiil uu dhalay ee magaciisu la yiraahdo Sheekh Tamim Bin Xamad Althaanii, iyadoo ay noqonayso markii ugu horreysay oo taariikhda wadamada carabta uu boqor si iskiisa xilka isaga wareejiyo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Amiirkii dalka Qatar Sheekh Xamad Bin-Khalifa Althaanii oo Maanta Xilkii Amiirnimo u wareejin Wiil uu dhalay….
Posted on June 25, 2013 by SomaliSwiss
Wafdi uu horkacayo Wasiirka warfaafinta boostada, isgaarsiinta iyo gaadiidka C/laahi Ciilmooge Xirsi ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, iyagoona ku sii jeeda dalka Jabuuti, isagoo Dalaka uga qayb qaadanayo Xuska maalinta qarannimada dalka Jabuuti. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi uu horkacayo Wasiirka warfaafinta oo u ambabaxay dalka Jabuuti
Posted on June 25, 2013 by SomaliSwiss
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji (Fiqi) ayaa sheegay in ciidamadii shalay tababarka loogu soo gaba-gabeeyey Muqdisho ka sugayaan sidii ay uga hortagi lahaayeen Al-Shabaabka dawladda kasoo horjeeda ee dagaalada kula jira. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Gaashaadhiga Soomaaliya oo sheegay in hadda la helay Ciidamadii ka saari lahaa Al-Shabaab deegaanada ay maamulayaan.
Posted on June 25, 2013 by SomaliSwiss
Ergayga gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michele Cervone D’urso iyo taliyaha howlgalka ciidamada Badda ee Midowga Yurub ee loo yaqaano Atlanta ayaa kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan dowladda Federalka Soomaaliya kaas oo ka dhacay dusha markab laga leeyahay Portugal oo ku sugan meel ka baxsan xeebaha badda magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Mas’uuliyiin ka kala tirsan Midowga Yurub iyo Dowladda Soomaaliya oo Ku Kulmay Markab dushiisa.