Madaxweynaha Soomaaliya oo Sheegay in dowladda ay ahmiyad gaar ah u siinayso wax-barashadu Ubadka Soomaaliyeed.

Xirtaankii_Shirkii_WaxbarashadaMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamud ayaa wuxuu maanta ka qayb galay xafladdii xiritaanka shirweynaha Qaran ee dib-u-habeynta waxbarashada dalka oo saddex maalmood socday ayaa shegeay in waxbarashadu ay tahay mid ahmiyad gaar ah u leh Shacabka Soomaaliyeed. Continue reading

Dowladda Maraykanka oo sheegay inay sii wadayso taagerida Dowlada Federaalka Soomaaliya.

USADowlada wadanka Maraykanka ayaa si kulul u canbareysay weerarkii maalintii Talaadada aheyd lagu qaday xarunta UNDP ee magaalada Muqdishowaxana ay mar kale uu ku celiyay sida Maraykanka uga go’an tahay siwadista taagerada awoode leh uu siinayo dowlada Somalia. Continue reading

Xaaladda degmada Baraawe oo aad u kacsan iyo Iska hor imaad ka dhex dhacay maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Al-Shabaab-soldiers-007Wararka aanu ka helayno degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya Maleeshiyaadka ka wada tirsan Shabaab, iyadoo Isgaarsiinti degmadaasi ay hawada ka maqneyd. Continue reading

%d bloggers like this: