Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo caddeeyey in Shaqaale Ajaanib ah ay ku naf-waayay Weerarkii Xarunta UNDP ee Muqdisho.

undp qarax.jpg1Mudane C/kariin Xuseen Guuleed oo ah Wasiirka arrimaha gudaha iyo Ammaanka Qaranka xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in weerarkii maanta lagu qaaday xarunta UNDP ay ku dhinteen 15-qof oo ay afar ka mid ahaayeen shaqaalihii ajnabiga ahaa ee ka howl glayay xarunta UNDP. Continue reading

Qarax Goor Dhow ka Dhacay Xarunta ay UNDP ee magaalada Muqdisho iyo Ciidamada gaashaaman oo gudaha u galay.

Qarax.jpg4Waxaa Goor Dhow Qarax ka Dhacay Xarunta ay UNDP ku Leedahay magaalada  Muqdisho iyo Wararka aan ka helnay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xarunra UNDP ay ku leedahay agagaarka garoonka diyaaraha  ayaa waxaa weerar naftii halignimo ah uu ka dhacay xarutntaasi, waxaana Xaruntaas Gudaha u galay Ciidamada Gaashaamaan. Continue reading

Shir-weynaha looga hadlayey Waxbarashada Qaran oo Maalintii Labaad galay.

???????????????????????????????Shirka heerka Qaran ee looga hadlayey dib u habeynta nidaamka Waxbarashada dalka ayaa maalintii Labaad ka socda magaalada Muqdisho ayadoo R/wasaaraha Soomaaliya uu shirkaasi shalay ka sheegay in tacliintu ay door muhiim ah ka qaadan karto ka hortagga khataraha la xiriirta Afkaarta qaldan oo dhalinta lagu marin habaabinayo. Continue reading

Fariisin ay lahaayeen ciidamada Jabuuti ee magaalada B/weyne ee Gobolka Hiiran oo xalay weeraro lagu qaaday….

DagaalWar Saakay naga soo gaaray magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in dagaal xooggan uu  xalay ka dhacay galbeedka magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan kaasoo dhexmaray cidamada Jabuuti ee AMISOM ka tirsan iyo kuwa dowlada oo hal dhinac ah iyo Maleeshiyaadka Al-Shabaab. Continue reading

Wafdi ka socda Baarlamaanka Soomaaliya oo ka Qayb galay shirka ACP-EU oo Magaalada Brussels ka furmay.

Barlamanka_SoamliaWaxaa magaalada Brussels ee dalka Belgium ka furmay shirka ACP-EU, waxaana shirkaas Soomaaliya uga qayb galay  Wafdi ka socda baarlamaanka Soomaaliya, waana markii ugu horreysay muddo 22-sano kaddib oo ay Soomaaliya ka qayb gashay shirka ACP-EU. Continue reading

%d bloggers like this: