ku xigeenkii maamulkii hore KMG ahaa ee magaalada Kismaayo oo maanta lagu dhaawacay degmadaas.

Kismaayo2War naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ku xigeenkii maamulkii KMG ahaa ee magaalada Kismaayo, Yaasiin Nuur Gaas (Raadaar) ayaa goor-dhow lagu dhaawacay gudaha magaalada Kismaayo, kaddib markii kooxo hubeysan ay rasaas ku fureen gaadiid uu watay. Continue reading

Suuqii degmada Garisa ee Gobolka Waqooyi-Bari ee Dalka Kenya oo xalay Dab Qasaare hantiyeed geystay.

GaarissaSuuqii ku yaalay degmada Garisa ee Gobolka Waqooyi-Bari ee Dalka Kenya oo xalay Dab Qasaare hantiyeed geystay, iyadoo la sheegay in dabkaas uu ka dhashay koronto qaraxday. Continue reading

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta Muqdisho ka furtay shir heer Qaran ah oo Waxbarashada Dalka dib loogu Habeynayo.

Ra'iisul_wasaare SaacidDowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta  Muqdisho ka furtay shir heer Qaran ah oo Waxbarashada Dalka dib loogu Habeynayo, shirkan ayaa lagu wadaa inuu socdo mudo saddex maalmood ah. Waxaana qabanqaabadiisa iska kaashaday wasaaradda horumarinta iyo adeegga bulshada, hay’adaha UNESCO iyo UNICEF. Continue reading

%d bloggers like this: