Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya oo xalay lagu weeraray Madaafiic.

HoobiyeWaxaa xalay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho lagu weeraray Madaafiic hoobiyeyaal ah, waxaana saaka ka socdaa degmooyinka Hodan iyo Holwadaag baaritaanno lagu soo qabtay boqolaal qof. Continue reading

Ciidamadii ugu horreyay oo ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo Magaalada Muqdisho loogu soo xirayo tababar.

FiqiCiidamadii ugu horreeyay oo ka tirsan milateriga Soomaaliya oo tababar ku qaata gudaha dalka ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda loosoo xiro tababarkooda, sida ay sheegeen saraakiisha milateriga Soomaaliya iyo wasaaradda gaashaandhigga. Continue reading

Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya oo xalay lagu Weeraray Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

xildhibaanoMagaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa waxaa xalay lagu Weeraray Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyagoo la socday gaari yar, waxaana kooxaha weerarka geystay oo ahaa rag sitay bastoolado ay xildhibaannada ka qaateen Compiuter labtob ah ay wateen. Continue reading

%d bloggers like this: