Golaha Baarlaamanka oo maanta ka dhacay kulan looga tashanayey Dastuurka dalka oo ay ka soo Qayb galeen Ururrada Bulshada.

???????????????????????????????Waxaa maanta ka dhacay xarunta golaha shacabka ee Muqdisho Kulan ay kasoo qayb galeen ardayda iyo macalimiinta jaamacadaha, cuuryaamiin, haweenka Soomaaliyeed, ururrada bulshada rayidka, ganacsato, culummaa’uddiin iyo xubno beesha caalamka ka socday oo looga tashanayay dastuurka. Continue reading

Wargelin: Magaalada Zürich oo lagu qaban doono Xuska Maalinta Qarannimada Soomaaliya ee 1da Lulliyo 2013ka.

 1da Luuliyo                                                       

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kanton Zurich

 Somalischer Verein des Kanton Zürich ee Switzerland Continue reading

Madaxweyne Xasan oo ka qeyb-galay xafladdda dhalashada Boqoradda UK, kana hadlay shirka hordhaca G8.

Cameron & HassanMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK David Cameron, isla markaana ka qeybgalay xafladda dhalashada Boqortooyada UK, isla galabtanah khudbad ka jeediyey shirka hordhaca G8 oo looga hadlayey arrimaha canshuuraha, ganacsiga xorta ah iyo maamul wanaaga. Continue reading

%d bloggers like this: