Ciidamada Booliska Soomaaliya oo soo bandhigay hub laga soo saaray dhulka hoostiisa oo ku taal degmada Hodan ee G/Banaadir.

Hub la qabtay.jpg1Ciidamada Booliska soomaliyeed ayaa hawlgal ay sameeyeen ku soo qabtay hub aad u badan iyo waxyaabaha qarxa oo laga soo saaray goob dhulka hoostiisa ah sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay taliska ciidanka booliska. Continue reading

Dagaallo ka dhacay deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose.

Ciidamada Howlgalka.jpg1Waxaa xalay ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada hoose, Iskahorimaadyo kala duwan, kuwaas oo  u dhexeeyay ciidammo kawada tirsan dowladda Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: