Posted on June 14, 2013 by SomaliSwiss
Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kusoo bandhigay magaalada Nairobi warbixin ku saabsan wadciga dhabta ah ee ka jira gobollada Jubbooyinka iyo waxa dastuurka Soomaaliya uu ka qabo maamul u samaynta gobolladaas. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanno Somali ah oo Magaalada Nairobi ku Qabtay kulan looga hadlayey dhibaatada ka taagan magaalada Kismaayo ee Jubbada Hoose.
Posted on June 14, 2013 by SomaliSwiss
Xubnaha Joogtada golaha amaanka ee QM oo kulan ku yeeshey magaalada New York ee xaruunta qaramada midoobay ayaa wuxuu soo saaray bayaan ku saabsan xaaladaha cakiran ee ka taagan magaalada ksimaayo ee xaruunta gobolka Jubbada hoose ayagoo muujiyay sida ay uga walacsan yihiin muranada halkaasi ka taagan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo soo saaray bayaan ku saabsan xaaladda Jubaland ee Kismaayo.
Posted on June 14, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo martiqaad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha UK David Cameron si uu uga qeybgalo xafladda loo sameynayo Boqortooyada Ingiriiska ee 15ka Juun oo ku beegan maalintii ay dhalatay iyo shirka hordhaca ee G8 ee Sabtiga 15ka Juun 2013. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu casuumay Shirka Kooxda G8 iyo Xafladda Boqortooyada UK.
Posted on June 14, 2013 by SomaliSwiss
Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) waxayna ka doodeen qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin hindise Sharciyeed ay soo gudbiysay Wasaaradda Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka, Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Golaha Wasiirada oo shalay Ansixiyey hindise Sharciyeedka kala duwan ee ay soo diyaariyeen qaar ka mid ah Wasiiradda Dowladda.
You must be logged in to post a comment.