Posted on June 12, 2013 by SomaliSwiss
Â
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kula kulmay xerada Xalane ee Muqdisho wafdi ka socday ururka Midowga Yurub, kuwaasoo uu kala hadlay xaaladda dalka Soomaaliya iyo kaalmada Midowga Yurub Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta Xarunta AMISOM kula kulmay Wafdi ka socday Ururka Midowga Yurub.
Posted on June 12, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa Magaalada Geneva ee dalka Switzerland ka soconaya fadhigii 23aad ee Golaha Xuquuqul Insaanka ee QM, waxaana si aad ah looga dareemayaa xaaladda is-badalaysa ee dalka Soomaaliya gaar ahaan midda Xuquuqul Insaanka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ergayga Soomaaliya uga wkiilka Xarunta Labaad ee Qaramada Midoobay Geneva oo ka hadlay dhibaatada Haysata Soomaalida ku nool Koonfur Afrika.
Posted on June 12, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa maalmahan ka socday Wadamada ay soomalida u qaxday  dibadbaxyo iyo kulamo baroor-diiq ah oo ay soo abaabuleen  Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku kala nool dalalka Caalamka, gaar ahaan Wadamada  Britain, Mareykanka, Sweden, Holand Kenya iyo Malaysia ayaa ayaamahanba ka socday wadamada Caalamka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Soomaalida ku nool Caalamka oo dhigay dibadbaxyo ay ku muujinayaan shucuurtooda iyo baroordiiq ay u sameynayaan Soomalidii lagu laayey Koonfur Afrika.
Posted on June 12, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa lagu soo warramayaa in  magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay  in xalay uu ka dhacay magaaladaasi dagaal ay ku dhinteen dad shacab ah kuwo kalena ay ku dhaawacmeen. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo xalay ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.
You must be logged in to post a comment.