Posted on June 11, 2013 by SomaliSwiss
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay hagar qabayaasha isku magacaabay Al-Shabaab uga been abuurreen in uu yiri Rag iyo Rag ama dumar iyo Dumar wey is-guursan karaan. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA IYO JAWAABTA XILDHIBAANKA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on Xil. Daahir Amiin Jeesow oo jawaab kabixiyay hadalkii ay ka been abuureen kooxda Al-Shabaab.
Posted on June 11, 2013 by SomaliSwiss
Guddoomiyihii dhaqdhaqaaqii loo yiqiiney NFD ee dalka Kenya Suldan Deqow Suldan Macalin Sanbul, ayaa ugu baaqay mudanaayaasha baarlamaanka Kenya in ay faraha kala baxaan amuura dalka Soomaaliya. HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on Guddoomiyihii dhaqdhaqaaqii NFD ee dalka Kenya Suldan Deqow, oo ugu baaqay dowladda Kenya in ay faraha kala baxaan amuuraha dalka Soomaaliya.
Posted on June 11, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa shalay dugsiga tababarrada Booliska Soomaaliyeed ee Jeneral Kaahiye Tababar soconaya muddo afar maamood ah uga furmay 14-sarkaal oo ah taliyayaasha Saldhiyada booliiska Soomaaliyeed ee gobollada dalka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliiska Gobollada dalka oo Tabbabar looga furay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya.
Posted on June 11, 2013 by SomaliSwiss
War saxaafaded laga soo saaray wasarada arimaha dibada Maraykanka ayaa lagu sheegay in ciidamada Soomaaliya kuwa midowga afrika ee howgalka u jooga Soomaaliya iyo ciidamada Ethiopia ay ku amaanan yihiin sida ay uga go’antahay in Soomaaliya ay u horseedaan mustaqbal wanaagsan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Maraykanka Maraykanka oo sheegtay in ay weli jiraan dagaal-oogayaal aan dooneyn in Soomaaliya ay baxdo Fowdada.
You must be logged in to post a comment.