Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo si qiira leh uga hadlay dilkii wuxuushnimada ahaa ee loogu geystay dalka South Africa Wiil Soomaali ah.

Tarsan1Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa si kulul uga hadlay dilalkii waxashnimada ahaa ee wiilka Soomaaliga ah loogu geystay South Africa.

Mudane Tarsan oo ka hadlayay banaanbax balaaran oo arintaasi looga soo horjeeday oo shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa sheegay in dowlada Konfur Afrika ay danbi ka gashay shacabka Soomaaliyeed. Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheikh oo sheegay in heshiiska Cotonou uu yahay fursad dib loogu dhisayo Dalka Soomaaliya.

Madaxweyne XasanMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa soo dhoweeyey goā€™aankii EU oo Somalia inay dib uga mid-noqoto saxiixayaasha Heshiiskii Cotonou. Continue reading

%d bloggers like this: