Madaxweynaha Soomaaliya iyo ergayga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicolas Kay oo si wada jir ah uga hadleen dagaalada ka socda magaalada Kismaayo.

???????????????????????????????Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo wadajir saxaafadda ay ula hadleen isaga iyo Mr Nicolas Kay ayaa sheegay in   howlgalka xafiiska UNSOM ee Soomaaliya in uu sahlayo sidii hal meel ay hay’adaha Qaramada Midoobey ugu shaqeyn lahaayeen, waxa uuna shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay gacan siinta howlgankani cusub. Continue reading

%d bloggers like this: