Dagaalladii ka socda Kismaayo oo la sheegay inay ku nafwaayeen 10-qof dad badanna ay Guryahooda ka Barakaceen .

Kismaayo-dagaal.jpg1Wararkii ugu danbeeyey  ee dagaalka Kismaayo ka socda ayaa sheegaya in ugu yaraan 10-qof oo dhinacyadii dagaalku u dhexeyay iyo shacab isugu jira oo ku dhintay dagaal saaka oo Sabti ah ka qarxay bartamaha magaalada Kismaayo, kaasoo u dhexeeya mas’uuliyiin isku haysta xilka madaxweynenimo ee maamulka Jubbaland oo bishii hore looga dhawaaqay Kismaayo. Continue reading

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Oo Maanta Dib Ugu Soo Laabtay Dalka, Socdaal dheer kadib.

Madaxweyne Xasan iyo Madax kale.jpg1Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu safarro shaqo ku tegay wadamada Japan iyo Kenya. Continue reading

Dagaal culus oo Saakay ka Qarxay Bartamaha Magaalada Kismaayo ee J/Hoose.

Kismaayo2War naga soo gaaraya Saakay Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Dagaalo culus uu saakay  barqadii uu ka qarxay bartamaha magaalada Kismaayo, iyadoo dagaalku u dhexeeyo maleeshiyaadkaii  shalay halkaas ku  dagaalamay. Continue reading

%d bloggers like this: