Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in aysan Wadahadal cusub ka galeyn Arrimaha badaha Qaranka Soomaaliya.

Golaha Wasiirrada

Golaha Wasiiradu waxay shirkoodii todobaadlaha ahaa ee maanta ka soo sareen go’aamada hoos ku xusan ee la xiriira arrimaha badda Soomaaliya:-

–      Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya waxay ayid-san-tahay go’aankii Baarlamaanka Soomaaliyeed uu gaaray August 1, 2009, ayna xildhibaanadu ku diideen is-fahmakii doodda looga furayey xadaynta biyaha badda Soomaaliyeed. Continue reading

%d bloggers like this: