Madaxweyne Xasan Sheikh oo magaalada Nairobi kula kulmay Madaxweynaha Dalka Kenya.

M. Soamalia iyo KenyaWar aan ka helnay magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya kulamo kula qaatay dhigiisa dalkaasi iyo safiirada dowladda Britain iyo America u qaabilsan dalka Kenya. Continue reading

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo dagaal ku dhexmaray Wadada isku xirta Baydhabo iyo Xamar.

Maleeshoonyin la laayeyDagaal Culus oo khasaare baaxad leh ka dhashay ee ka dhacay wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo, waxaana dagaalkaas uu sababay dhimasho iyo dhaawac fara badan oo soo gaara Maleeshiyaadka Al-Shabaab , waxaana la sheegayaa in ilaa 10-qof in ka badan in dagaalkaasi looga dilay Maleeshiyaadka Al-Shabaab. Continue reading

Wafdi ka socday Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya oo socdaal ku tagay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.

baydhabo.jpg1Masuuliyiin ka socda xafiiska cusub siyaasadda ee Qaramada Midoobey UNSOM ayaa shalay gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay maamulka gobalka Baay iyo qaar ka tirsan qaybaha kala duwan ee arrimaha bulshada. Continue reading

%d bloggers like this: