Posted on June 4, 2013 by SomaliSwiss
Xog’hayaha guud ee Q,M Ban ki Moon ayaa ku eedeeyay Xarakadda Al-Shabab oo Soomaaliya ka dagaalanta inay si gaar ah u bartilmaamaysato dadka rayid ah eek u sugan gudaha Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xog’hayaha guud ee Q.M oo ku eedeeyay in Xarakada Al-shabab ay si gaar ah u bartilmaamaysataan dadka rayid ah ee Soomaaliyeed.
Posted on June 4, 2013 by SomaliSwiss
Hay’adda Qaramada Midoobay uga qaabilsan arrimaha Qaxootiga (UNHCR) ayaa sheegtay iney sii kordhayaan dadka Soomaaliyeed ee dib ugu soo laabanayo dalkooda hooyo kuwaas oo badinkooda qaxooti ku ahaa dalalka deriska la ah Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Hay’adda Qaxootiga Qarammada Midoobay, oo Sheegtay iney Sii Kordhayaan Qaxootiga Soomaalida Ah ee Dib ugu Laabanaya Wadankooda.
Posted on June 4, 2013 by SomaliSwiss
War ka soo baxay Xafiiska cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ee UNSOM ayaa lagu sheegay in mustqabalka Soomaalida cusub uu xambaarsan yahay rajo iyo yididiilo ifayso, iyadoo qorshaha siyaasadeed ee Soomaaliya ay hogaamin doonto dowladda Federaalka Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ergayga Cusub Mr, Nicolas Kay Ee Q.M. U Qaabilsan Soomaaliya Oo Rajo yididiilo wanaagsan leh Ka Muujiyay Mustaqbalka Soomaaliya
Posted on June 4, 2013 by SomaliSwiss
Kusimaha Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Ambassador Cabdisalaam Xaaji Axmed Liibaan ayaa wuxuu Shir jaraa’id ku qabtay maanta magaalada Muqdisho, wuxuuna dowladda South Afrika ugu baaqay inay ka shaqeyso badbaadada nafta iyo hantida dadka Soomaaliyeed . Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Soomaaliya oo ugu baaqday dowladda South Africa badbaadinta nafta iyo hantida dadka Soomaaliyeed.