Ku Simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka oo maanta la kulmay Ergayga cusub ee Qarammada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya.

???????????????????????????????Ku Simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa maanta kula kulmay Muqdisho ergayga cusub ee Qaramada Midoobay ay u soo magacowday Soomaaliya, Nicholas Key. Continue reading

Ergayga cusub Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo Muqdisho soo gaaray,maantana la wareegay xilkiisa.

Un SomaliaMr. Nicholas Kay oo ah Ergayga cusub Qaramadda Midoobay ee Soomaaliya, ayaa maanta soo gaaray Muqdisho si uu kala wareego xilkiisa ergaygii hore ee Qaramada Midoobay u qaabilsanaa arrimaha Soomaaliya, Augustine Mahiga. Continue reading

Magaalaada Yokahama ee Dalka Japan oo maanta Lagu Soo Gabagabeyay Shirkii Hormarinta Qaarada Afrika.

JapanShirkii hormarinta qaarada afrika oo mudo dhowr maalmood ah ka socday magaalada Yokahama ee dalka Japan ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay, waxaana madaxdii shirkaas ka qeyb gashay ay isku af garteen qodobo badan oo uu ka mid yahay in la sameeyay qorshihii mudada 4ta sano ee TICAT iyo japan ay ku wada shaqeyn lahayeen,iyo in la ansaxiyay Yokahama Declaration. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo dhiggiisa South Africa kula kulmay magaalada Yokahama ee dalka Japan.

Somaliya & Konfur AfrikaMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Wadanka Japan kulan ku aadan sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinka dadka Soomaaliyeed loogu geysto dalka Koonfur Afrika la qaatay Madaxweyne Jakob Zuma. Continue reading

Howl-galladii ay wadeen.Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo maanta ka socda Degmada Xamar-jajab ee Muqdisho.

HowlgalHowl-galladii ay wadeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta ka socda Degmada Xamar-jajab ee gobolka Banaadir, waxaana xeran dhammaan waddooyinka soo gala degmadaas. Continue reading

%d bloggers like this: