Mudane Cabdi Faarax Laqanyo oo ah Guddoomiyaha gobolka Hiiraan, oo maanta la hadlay Warbaahinta Muqdisho ayaa beeniyay in go’aankii shalay ay beesha Xawaadle ku sheegtay inay kala laabtay kalsoonida dowladda Soomaaliya uu ahaa mid aysan beeshu u dhameyn. Continue reading
Filed under: Baladweyne | Comments Off on Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo beeniyay go’aan ay shalay Beesha Xawaadle uga dhawaaqday Beledweyne.
You must be logged in to post a comment.