Dawlada Holand oo Markab dagaal u soo dirtay Biyaha dalka Soomaaliya.

Markab Ganacsi ah.jpg1Hay’adda Maraakiibta wadanka Masar ayaa sheegtay in marinka Kanalka Suweys uu ka gudbay markab dagaal oo laga leeyahay wadanka Holand kaasi oo ku soo jeeda wadanka Soomaaliya si uu ugu biro howgalka la dagalanka kooxaha Burcad badeeda Soomaaliya.

Socdaalka markabkaasi ayaa la sheegay in uu yahay mid qaadanaya 14-sacadood si uu u gaarto xeebaha Somalia.

Markabkaasi ayaa howshiisa waxa ay noqon doonta galbinta maraakibta u raran Qaramada Midoobay ee gar gaarka u sida Soomaaliya.

Howgalkaasi uu markabkasi ku biirayo ayaa waxa ay tahay midka midowga yurub uu fangarenayo ee ka soconaya xeebaha wadanka Somalia.

SomaliSwiss          Suweys

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: